1. Adiga(u) waa inaad tahay milkiilaha buugga/qoraaga
2. Adiga(u) waa inaad haysato buug lambarka ISBN "International Book Standard Number."
3. Adiga(u) waa inaad adeecdo sharciyada Jamhuuriyadda Dimuquraadiga Soomaaliya iyo sharciyada xuquuqda qoraalka caalamiga.
5. Adiga(u) waa inaad magacaawdaa deeqayaashaada ee shaqada aad daabacday.
6. Adiga(u) waa inaad keentaa qaar koobiya ah si ay Wasaaradda Tacliinta Sare Iyo Dhaqanka dib-u hubiyaan.
7. Adiga(u) waa inaad keentaa koobiyada qoraaladaada si loogu soo bandhigo aalada casriga ah = online and offline media
8. Haddii su'aal lagaa weydiiyo buuggaaga , adiga(u) waxaa waajib kygu ah inaad uga jawaabto ayaga.
9. Waa inaad inaad ka diwaangeliso shaqooyinkaaga qarool Wasaaradda Tacliinta-Sare Iyo Dhaqanka.
10. Adiga(u) waxaa waajib kugu ah inaad la shaqayso Ururka Qoraayaasha Qaranka Soomaaliyeed.