Guriga
Ku Saabsan
Nidaamkeena
Sheekooyinka Jacaylka
Diimaha
Siyaasadda
Ciwaal/Ilmo
Qaamuusyo
Gabayo
Suugaanta
Taariikh
Xubinimo
Webmail
Contact Us
Shaqaallo
E-buuggaagta
Luuqadaha/Afafka
Sayniska
Buuggaagta Ganacsiga
Daawada
e-mail me

 

Ururka Qoraayaasha Qaranka Soomaaliyeed waxaa la aasaasay 1dii Janaayo, 2010kii, waxaana aasaasay waxgaradka iyo aqoonyahano Soomaaliyeed kuwaasoo arkay inay jirto baahi to lagu ururiyo, lagu diwaangeliyo isl-markaasna lagu soo nooleeyo sharaftii suugaanta iyo shaqooyinka qoraalada Soomaaliyeed ee duniddan oo dhan.

Ururka Qoraayaasha Qaranka Soomaaliyeed  waa urur qaran kaasoo hoos taga Wasaaradda Waxbarashadda Sare Iyo Dhaqanka. Dadka Soomaaliya iyo dunidda waxay wadaagaan dan guud oo lagu qaybsado suugaanta iyo shaqoolyinka qaroollada.

Ururka Qoraayaasha Qaranka Soomaaliyeed waxuu u furan yahay qoraayaasha Soomaaliyeed inay isdiwaangeliyaan shaqooyinka qoraalladooda meelkastoo ay ku nool yihiin ama ay deggan yihiin.  

Waxaa sharaf noo ahay inaanu si cadaalad ah u soo bandhigno waxyaabha ay Ururka Qoraayaasha Qaranka Soomaaliyeed ku guullaysteen ilaa 1960kii ilaa iyo hadda

Adiga(u) waxaad ka dalban kartaa Ururka Qoraayaasha Qaranka Soomaaliyeed buug kasta oo uu daabacay qoraa Soomaaliyeed

Ku Soo Dhawaada Ururka Qoraayaasha Qaranka Soomaaliyeed

Prof. Dr. Badal Kariye, BA, BSIT, MA, MBA & PhD 

The President